(Sawirro) God mucjiso ah oo lagu arkay woqooyiga dalka Chile iyo baaritaan bilowday

Dowlada Chile ayaa sheegtay in ay baaritaan ku samaynayaan god aad u wayn oo hoos u qodan oo aan la garanayn waxa uu yahay. Godkan ayaa ku yaallaa meel u dhow goob macdanta laga qodo oo ku taalla dhinaca waqooyi ee waddankaas. Mas’uuliyiinta dowladda ayaa aaminsan in godkan uu hoos u qodan yahay 200 oo … Continue reading (Sawirro) God mucjiso ah oo lagu arkay woqooyiga dalka Chile iyo baaritaan bilowday